Jangale Moto Center Spare Parts

Mootooyin dhamaystiran
Waxaan iibinaa mootooyinka sida: Feykon, Honda, Shelare TVS, Honda Activa

Spare Parts
Waxaan haynaa qalab iyo qaybo mooto oo dhamaystiran, oo ka yimid shirkado caan ah.

About US
Services
Waxaan bixinaa adeegyo balaadhan oo loogu talagalay macaamiisha raadinaysa mooto tayo leh iyo qalab sax ah. Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
Mootooyin Dhamaystiran
Waxaan sidoo kale iibinnaa mootooyin cusub iyo dhamaystiran kuwaas oo diyaar u ah isticmaalka. Waxaa ka mid ah:
Feykon mootooyin
Honda mootooyin
Shelare TVS
Shelare Honda Activa
- Kuwo kale.
Spare Parts
Waxaan haynaa qalab iyo qaybo mooto oo dhamaystiran, oo ka yimid shirkado caan ah. Qaybaheennu waxaa ka mid ah:
Feykon
Moto Gari
Fesbo
RE (Rikshaw & tuk-tuk parts)
TVS, Pajiyo
Kuwo kale badan.
Some of Our Products
Waxaan haynaa qalab iyo qaybo mooto oo dhamaystiran, oo ka yimid shirkado caan ah, kuwaas oo loogu talagalay noocyada mootooyinka ee ugu isticmaalka badan Soomaaliya.








Contact US
Nagala soo xiriir
Jangale Moto Center Spare Parts waa xarun ganacsi oo ku taalla Muqdisho, Somalia. Waxaan si gaar ah diiradda u saarnaa qaybaha iyo qalabka mootooyinka kala duwan. waxaad nagal soo xariiri kartaa:
- Goobta: Bakaaro, Howlwadaag
- Goobta: Black Sea, Howlwadaag
- Lambarka 1: +252 61 7894444
- Lambarka 2: +252 61 3900001